Rabshadaha u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada oo ku fiday dalka Jabuuti

Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in rabshadaha u dhaxeeyay Soomaalida iyo Oromada ee ka bilowday dalka Itoobiya uu hada gaaray dalka Jabuuti, waxaana dalkaasi maanta lagu weeraray dad Oromo ah. Taliyaha booliiska dalka Jabuuti ayaa sheegay in la weeraray dad Oromo ah oo ku sugnaa magaalada Jabuuti, waxa uuna xusay taliyaha in dad … Continue reading Rabshadaha u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada oo ku fiday dalka Jabuuti